Beneficiary Guide: About Feedback
Beneficiary Feedback is a quick and convenient way for you to give feedback about projects funded or services provided by the Danish Refugee Council (DRC) using the SMS Beneficiary Feedback system. The SMS feedback system enables beneficiaries to have a direct access to DRC and a voice in the decision-making process to allocate funds to local projects. It also helps DRC better monitor the effects of the projects on the ground.
Habkani
waa mid kuu sahlaaya in aad soo gudbiso fikradaada ku saabsan mashaariicda aad
ka faa’iidaysato ee hay’adda DRC kuugu
deeqday, adigoo adeegsanaaya in aad maasayj ku soo dirto moobilkaaga gacanta. Habkan
isticmaalka fariinta gaaban ee moobilku wuxuu kuu suurto galinayaa in aad si
toos ah fariin ama codkaaga ugu dirto go
aan qaateyaasha Hay’adda DRC, si ay qorshaha ugu darsadaan talladda iyo
tusaalaha aad siisay ee la xidhiidha mashaariicda gudaha ee DRC. Habkani wuxuu
ka caawinayaa DRC in ay si fiican u kormeeraan mashaariicda socota.
Benefits
of the SMS beneficiary system:
·
Simple to use —
just send your comment from your mobile phone by texting to +252 2 4000919.
·
Immediate — no
waiting around, you can say what you want while it’s on your mind. Time
flexible, send messages anytime convenient for you.
·
Anonymous — no
hassle, safe and if it’s a bad comment, there’s no confrontation and nobody to
upset.
·
Result! — Be
heard and be part of the decision-making, if you don’t tell us, we won’t know.
You can make a difference!
·
Voice option —
Sending an SMS is strongly recommended. However, if that is not possible, you
can leave a voice message using the complaint hotline: +252 2 4038322, during
office hours, 8am to 4pm, Thursday to Sunday.
Haggaha sida loo isticmaalaayo fikrad dhiibashada
ku saabsan mashaariicda Hay’adda Danish Refugee Council (DRC) ayadoo la
adeegsanayo moobiladda
Faa’iidada
habkani dirista maasayjku u leeyahay ka
faa’iidaysta yaasha
·
Si fufud u isticmaalid — fariintaada u dir numberkan +252 2 4000919, adigoo isticmaalyaaya
moobilkaaga gacanta meelkastood joogto.
·
Degdegsiinyo
— ha sugin cidkale
ee dir waxaad rabto in aad tabiso ee maskaxdaada ku jira, dir xiligkasta oo aad
jaanis u hesho in aad maasayj dirto.
·
Kalsoonidda warkaaga — ha dhibsan in aad gudbiso ceeb iyo cillo
nuxurka ay leedahay fariintaadu, cidna
waxba kuu raaci mayso.
·
Natiijada fariintada —
Codkaaga dhiibo oo fikradaada ha la maqlo, haddaadan wax noo sheegin, ma ogaan
karno ra’yigaag. Ka qaybqaado isbedelka horumarka socdo.
·
Fariin Codd
ah – Waa muhiim in aad fariin qoraal ah
soo dirtaa laakiin hadday kuu suurto gali waydo waxaad fariin cod ah ku duubi
kartaa lambarka cabashadda oo +252 2
4038322, maalmaha shaqadda oo ah ee Axadda ilaa iyo Khamiista, saacadaha u
dhexeeya 8da iyo 4ta galabnimo.
No comments:
Post a Comment